Xafiiska RW Sudan oo isku qalday sawirada Madaxweyne Farmaajo & Xassan Shiikh (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha dalka Suudaan Cabdullaahi Xamduuk ayaa khadka telefoonka kula xiriiray madaxda afar dowladood oo ka mid ah dowladaha urur goboleedka IGAD . Ra’iisal Wasaaraha Suudaan ayaa la hadlay madaxda kala ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaalia Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir Mayardit, Madaxweyanaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul … Continue reading Xafiiska RW Sudan oo isku qalday sawirada Madaxweyne Farmaajo & Xassan Shiikh (Sawirro)